Taliyaha Boliska DF oo kulan deg deg ah iskugu yeeray saraakiisha laamaha amniga (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa galabta shir deg deg ah isugu yeeray Taliyeyaasha Booliska iyo NISA ee Degmooyinka Gobolka Banadir kaasoo ka dhacay Akademiyada Boliska ee Sareeye Guuto Kaahiye Waxaa shirkaas looga hadlay xoojinta amniga magaalada Muqdisho oo ay maalmahan ku soo bateen dilalka iyo dhaca ay geystaan askarta dowlada … Continue reading Taliyaha Boliska DF oo kulan deg deg ah iskugu yeeray saraakiisha laamaha amniga (Sawirro)